Biindhe Podcast, waa Podcast loogu talo galay in uu soo gudbiyo codaynta buuggaagta iyo sheekooyinka gaagaaban(Short Novels) ee ku qoran afka Soomaaliga. Sidoo kale Podcast-gan waxaad kala socon kartaan falaqayn iyo faaqidaad ku saabsan buuggaagta Soomaaliga oo dhagaysi iyo muuqaalba leh.

More ways to listen